Home » 2019 » January

Monthly Archives: January 2019

Manchester United Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Laacibka Heshiiskiisu Dhamaadka Yahay Ee Juan Mata Oo Ay Raadinayaan Barcelona Iyo Arsenal

Manchester United ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalka laacibka khadka dhexe uga ciyaara ee Juan Mata oo kooxaha Arsenal iyo Barcelona ay doonayaan inay si xor ah ugala wareegaan. Xiddiga reer Spain ee 30 jirka ah ayaa uu qandaraaskiisu ku egyahay dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaana ay taasi keentay in kooxo badan ay albaabada u furaan iyagoo doonaya inay helaan adeeggiisa ciyaareed, ...

Read More »

WARBIXIN: Min Santiago Solari, Rual Gonzalez Ilaa Alvaro Morata Oo Ugu Danbeeyay-Wax Ka Ogow Liiska Ciyaartoyda U Soo Wada Ciyaaray Kooxaha Xifiltama Ee Real Madrid & Atletico Madrid.

Kooxda Atletico Madrid ayaa dhamaystirtay heshiis amaah 18 bilood ah oo ay Chelsea kaga soo qaadatay gool dhaliyaha reer Spain ee Alvaro Morata kaas oo hadda qayb ka noqday taariikhda ciyaartoyda u soo wada ciyaaray kooxaha magaalada Madrid ku xifiltama ee Real Madrid iyo Atletico Madrid. Alvaro Morata ayaa laba jeer Real Madrid u soo ciyaaray wuxuunau soo saftay 63 ...

Read More »

Haatan Waxaan Dareemayaa Nafis, Imika Waa Wakhtigii De Ligt – Frankie De Jong Oo Kaftan Ku Tuuray De Ligt & Sida Ay Saxaafada Khaatiga Uga Istaageen Oo Ay Qirteen.

Kaddib markii uu ugu soo bilawday kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Dutch Cup isla markaana uu kamid ahaa xiddigihii ugu bandhiga fiicnaa ee kooxda u sahlay inay gaadhaan wareega afar dhammaadka, Xiddiga mustaqbalka ee Barcelona ee Frankie De Jong ayaa dareemay inuu haatan raaxo dareemayo. “Haatan waxaan dareemayaa raaxo, Imika waa markii De Ligt” Ayuu Frankie kula kaftamay De Ligt ...

Read More »

Waxaan La Hadlay Guardiola Iyo PSG, Waxaanan Doortay Barcelona – De Jong Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Qaabkii Ay Barcelona U Qancisay Iyo Wada-hadalladii Uu Kula Jiray Kooxaha Kale

Ka hor intii aanay Barcelona ku dhawaaqin heshiiskiisa, waxa  jiray kooxo kale oo wada-hadallo kula jiray, isla markaana ay u muuqatay rajo ah inay nasiib u yeelan doonaan heshiiskiisa oo uu kusoo biiri doono xagaaga soo socda, hase yeeshee taasi ma hirgelin. Manchester City ayaa si gaar ah xidhiidh ula samaysay kubbad sameeyaha reer Netherlands ee Frenkie de Jong, waxaanay wada-hadallo ...

Read More »

Chelsea, Man United & Arsenal Oo Helay War Kale Oo Aad Ugu Fiican Iyo Tottenham Oo Musiibo Heer Kale Ah La Kulantay. Kaalinta 3 & 4-Aad Oo Saddexdan Kooxood U Dhexayn Kara.

Kooxda Tottenhama ayaa warbixin caafimaad ka soo saartay dhaawicii soo gaadhay xidiga kooxdeeda ee Dele Alli wuxuuna noqday war gilgilay jamaahiirta kooxda Spurs isla markanaa musiibo hor leh ku abuuray kooxda kaalinta saddexaad ee Premier league ku jirta ee Tottenham. Laakiin xaalada waalida ah ee ay Tottenham gashay waxay faa’iidadii ugu waynayd u noqon kartaa kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Manchester ...

Read More »

XOG: Liverpool Mise Man City? Midkee Ku Guulaysan Doona Koobka Premier league? Labadee Kooxood Ayaa Afarta Sare Seegi Doona Ee Kooxaha Man Unitd, Chelsea, Arsenal Mise Tottenham? Akhriso Saadaalo Badan Oo La Bixiyay.

Dooda kooxda ku guulaysan doonta koobka Premier league iyo afarta kooxood ee England ku matali doona tartanka UEFA Champions League ayaa wali ah mid taagan oo aan wali si rasmi ah loo ogayn balse waxay hadda u muuqataa in saadaasha Premier league ay ka fududahay sidii ay ahayd bilawgii xili ciyaareedkan. Iyada oo aan maalmaha soo socda la ciyaari doonin ...

Read More »

Barcelona Oo Camp Nou Ku Dubatay Kooxda Leganes, MSD Oo Shabaqa Soo Wada Taabtay Iyo Ousmane Dembele Oo Dhaawc Xanun Badani Soo Gaadhay.

Barcelona ayaa Camp Nou ku dubatay kooxda Leganes oo iska caabin xoogan kala hortimid waxayna Barca soo ceshatay shantii dhibcood ee ay hogaanka La Liga ku haysay. Ousmane Dembele oo kulankan dhaawac xanuun badan looga saaray ayaa dhaliyay goolka furitaanka ee ay Blaugrana hogaanka ku haysay qaybtii hore. Laakiin kooxda leganes ayaa ciyaarta dib ugu soo laabtay qaybtii labaad balse ...

Read More »

Difaac Iyo Weerar Midna Waxba Kuma Tarayo-Rio Ferdinand Oo Burburiyay Mid Ka Mid Ah Ciyaartoyda Chelsea Ugu Muhiimsan Kadib Guuldaradii Arsenal.

Kooxda Chelsea ayaa xalay guuldaro xanuun badan kala soo laabtay Arsenal waxayna guuldaradaasi murugo badan ku abuurtay Maurizio Sarri oo si qaawan u qirtay in ay adag tahay in uu sare u soo qaado mooraalka iyo niyada ciyaartoyda kooxdiisa waana hadal si wayn u damqay jamaahiirta Blues laakiin waxaa jiray dhawr ciyaartoy oo si gaar ah loo bartilmaameedsaday. Khabiirka BT ...

Read More »

WARBIXIN :- 4 Waxyaabood oo Soomaalida Ka Dhaxli Doono Weerarkii ay Al-Shabaab ku Qaadeen DusitD2 Hotel Ee Dalka Kenya….

Ururka Al-Shabaab ayaa asbuucii lasoo dhaafay weerar ku bilowday qarax ku qaaday hotelka DusitD2 kaasoo ku yaal Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Weerarkaas ayaa la aaminsan yahay inay ku dhinteen dad aad u badan oo tiradooda gaarayo illaa 24 qof inkastoo laga yaabo inay dhimashada intaas ka badan tahay Haddaba waxaan warbixintaan idinkugu soo gudbin doonaa  afar qodob oo ...

Read More »

Kala Doorashadii Gonzalo Higuain Iyo Mesut Ozil Ee 2013, Kala Duwanaanshaha Xaalada Haatan & Arsenal Oo Qoomamayn Karta Marka Uu Higuain Kusoo Biiro Chelsea

Chelsea ayaa kusii dhawaanaysa inay lasoo saxeexato weeraryahanka kooxda AC Milan isla markaana amaahda kaga soo maqan Juventus ee Gonzalo Higuain, Blues ayaa saxeexiisa doonayay suuqii xagaaga kahor intii uusan u dhaqaaqin Milan. Kaddib lix bilood oo bandhigyo isku dhex jira uu kusoo sameeyay Milan, Weeraryahanka ree Argentina ayaa haatan u imanaya Stamford Bridge si uu u xaliyo dhibaatada weerar ...

Read More »