Home » 2019 » February » 03

Daily Archives: 03/02/2019

Sababta Ay Ciyaartoyda Real Madrid U Doonayeen In Barcelona Lagu Aadiyo Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo La Ogaaday.

Real Madrid iyo Barcelona ayaa semi-finalka tartanka Copa del Rey wada ciyaari doona bishan Arbacada toddobaadkan iyo Arbacada ugu dambaysa bishan February, ka hor inta aanay afar maalmood kaddib garoonka Santiago Bernabue isku xidhanin kulankooda labaad ee horyaalka Xili ciyaareedkan ee LaLiga, kaas oo buuxinaya tirada afar kulan oo afar bilood gudahood ay wada ciyaareen. Is aragga hore ayaa waxa ...

Read More »

Ma Sir Alex Ferguson Ayaa Guulihiisa Door Ku Leh? Ole Gunnar Solskjaer Oo Soo Bandhigay In Kulan Kastaba Uu Ferguson La Kulmo.

Tababaraha ku meel gaadhka ah ee Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyay in kulan kasta uu waqti la qaato tababarihiisii hore ee Sir Alex Ferguson oo Old Trafford saamayn ku yeeshay tan iyo maalintii uu Jose Mourinho kooxda ka baxay. Sir Alex Ferguson ayaa ka fogaaday shaqada United muddadii uu Mourinho soo maamulayay laakiin hadda Ole Gunnar ayaa runta ...

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Tilmaamay Khaladaadkii Juventus Ee Sababta U Noqday In Parma Ay 3 Gool Kaga Dhaliso Garoonkeeda

Cristiano Ronaldo ayaan ku faraxsanayn natiijadii barbar-dhaca ee kooxdiisa Juventus ay xalay la gashay naadiga yar ee Parma oo dagaal xilli dambe ay galeen kula barbarreeyey. Juventus oo toddobaadkii horena ka hadhay tartanka Copp Italia ayaa waxay xalay martigelisay Parma, waxaana mar ku hoggaaminaysay 3-1, hase yeeshee halyeygii reer Ivory Coast ee Gervinho ayaa laba gool oo degdeg ah, isla ...

Read More »