Home » 2019 » February » 25

Daily Archives: 25/02/2019

Xaqiiqooyiin laga diiwaan galiyay kulankii Man United iyo Liverpool 0-0 ku kala baxeen

Xaqiiqada 1-aad: Markii ugu horeesay kulan EPL ah ayay Man United qaybta hore cayaarta sedex bedel adeegsatay. Xaqiiqada 2-aad: Mohamed Salah 4-kulan uu EPL wajahay Man United wax gool ah kama dhalinin sidoo kalena wax gool ah kuma caawinin. Xaqiiqada 3-aad: David De Gae wuxuu sameeyay 100-kulan EPL ah inuu shabaqiisa ilaashtay sidoo kalena waxaa darajadan kaga horeeyay goolhaye Peter Schmeichel oo isagana 112-kulan ...

Read More »

Manchester City oo Rigoorayaal ku garaacday Chelsea isla markaasna hanatay Carabao Cup.

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guuleysatay Carabao Cup kadib markii ay rigoorayaal ku garaacday Kooxda Chelsea. Cayaar lagu jilbo murxay kadib ayaa kusoo dhamaatay 0-0 iyadoo lagu daray 30 daqiiqo dheeri ah balse wax gool waa la iska dhalin waayay. Dhamaadkii cayaarta ayaa waxaa dhacday layaab kadib markii goolhayaha Chelsea uu soo gaaray dhaawac fudud waxaase badal ...

Read More »