Home » ARIMAHA BULSHADA (page 10)

ARIMAHA BULSHADA

TOP NEWS :- Madaxweyne Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 4-Aad Ee Golaha Shacabka Iyo Khudbado Xasaasi Ah Oo Laga Jeediyey Kulanka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay dadkii rayidka ahaa iyo askartii ku shahiiday falkii argagixisanimo ee saaka ka dhacay Xarunta Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha ayaa khudbad uu u jeediyey Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa uu ku bogaadiyey shaqooyinkii muhiimka ahaa ee ay qabteen intii ...

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ka Hadlaysa Xorriyada Hadalka Soomaaliya Kadib Markii Lagu Eedeeyey…

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayso xoriyada hadalka ee dalka Soomaaliya iyadoo warbixinta lagu sheegay in horumar laga sameeyay xoriyaa hadalka balse weli loo baahan yahay in la sii hormariyo. Halkan hoose ka aqriso Warbixinta oo Dhameestiran :-    WAR SAXAAFADEED XORRIYADDA HADALKA EE SOOMAALIYA: WELI LAMA HELIN Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa muujineysaa in inkastoo xoogaa horumar ...

Read More »

WAR CUSUB :- Magaalooyinka Muqdisho Iyo Ankara Oo Mar Kale La Mataaneenaayo Kadib Markii Saxiixyo Lagu Kala Qaaday ( Daawo Sawirada )

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Mudane Dr. Mustafa Tuna ayaa kala saxiixday heshiis dib loogu cusboonaysiinayo mataaneynta Caasimadaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiskan ayaa dhigaya in labada Maamul ee Muqdisha iyo Ankara ay is-dhaafsadaan khibradda dhanka maareynta shaqooyinka Dowladda Hoose, tayeynta shaqaalaha, qorsheynta iyo fulinta mashaariicda horumarineed, ilaalinta bilicda iyo deegaanka. ...

Read More »

Dowlada Norway Oo Somaliya Ku Soo Celinaysa 1,600 Qaxooti ah Kadib Markii La Sheegay i ney….

Kooxaha u dooda Xuquuqda Qaxootiga ayaa dowladda Norway ku cambaareeyay go’aankeeda ah in 1,600 Soomaali ah oo magan-galyo ahaan u joogay dalkeeda ay u soo tarxiileyso Muqdisho kadib markii ay sida ay sheegtay dalku uu nabad noqday. Norway waxaa ay leedahay Soomaaliya hadda waa nabad oo ma jirto baahi ay qaxootiga u sii joogaan dalkeeda, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin ...

Read More »

Shirka Maamul Goboleedyada Somalia Oo Ka Furmay Magaalada Kismaayo iyo Micheal Keating Oo Goobjoog ka ah Kadib Markii La Rabay in…

Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka furmay shirka madaxda maamul goboleedyada dalka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan madaxweynayaasha maamulada. Axmed Maxamed Islaam, madaxweynaha Jubbaland ayaa ka sheegay xarunta shirka in madasha ay ku mideysan yihiin in loo sameeyay danaha maamulada dalka iyo dowlada federaalka Soomaaliya.   Axmed Madoobe oo shirka furay ayaa sheegay in dowladda ...

Read More »

DHACDO NAXDIN LEH :- Nin Rabay Inuu Fiilo Ka Furto Baale Ey Leedahay Shirkad Koronto Oo Maydkiisa Saaka Ugu Waabariisteen Dadka Ku Nool Duleedka Muqdisho ( Sawiro )

Warar naga soo gaaraya Xaafadda Midnimo oo ka tirsan deegaanka Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu arkay Meydka Nin xalay Koronto ku dishay deegaanka Siinka dheer. Ninka Koronta ay dishay ayaa waxa uu xalay saqdii dhexe koray Baallo ku yaalla Xaafadda Midnimo,isla markaana saakay la arkay isaga Meyd oo Korontadii ay dishay. Dadka deegaanka Xaafadda ...

Read More »

WARBIXIN :- Maxaad Ka Taqaan Taariikhda Jilaaga Caanka ah Ee Raambow Muxuuse Ahaan Jiray Inta Uusan Ku Soo Biirin Nolol Ahaan AfLaamta.

Taariikhda Kooban Ee Xidiga Ugu Caansan Dhanka Jilista Filimada Mareykanka ah ayaa Noqotay Mid Soo Jiidata Indhaha Caalamka ayadoo Noqotay Mid Qofkii Aqristaa Uu La Imeeyo ama La Murugoodo Kadiba Ku Farxa Heerka Uu Hada Ka Joogo Dunida iyo Markii Hore Meeshuu Ahaa Nolol Ahaan Oo Aad U Kala DHeer.                      ...

Read More »

Dowlada Mareykanka Oo Ku Dhawaaqday Iney Dhaqaalaha Ka Jaranaya Hay’ad Taageerta Falastiin-niyiinta Qaxootiga ah iyo Sababta.

Mareykanka ayaa hakinaya dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiin-niyiinta. Warbixin qoraal ah oo ay soo saartay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu gebi ahaanaba hakinayo lacagta uu ugu deeqo hay’addaasi Qaramada Midoobey ee qaxootiga Falastiyiniinta ee UNRWA. Heather Nauert oo ah afhayeenka waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in ...

Read More »

WAR CUSUB :- Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping Iyo Balan Qaadyo Loo Sameeyey Dowlada Somalia.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Beijing ayaa wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga. Wadahadallani ayaa waxay hordhac u yihiin Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo dhowaan furmaya. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping ku bogaadiyey dib u habaynta uu ku sameeyey ...

Read More »

WAR HADA SOO DHACAY :- Hanjabaadyo Hawada Loo Mariyay Ganacsatada Soomaaliyeed Ee ku Nool Koonfur Afrika Iyo Cabsi Xoogan Oo Jirta.

Dalka Koonfur Afrka gaar ahaan Deegaanka Suweto oo katirsan magaalada Johanesburg waxaa shalay ka dhacay rabshado xoogan oo sababay dhimasho, dhaawac iyo boob loo geestay goobo badan oo ganacsi. Rabshadaha ayaa la sheegay in uu ka bilowday dil ganacsato Soomaaliyeed u geesteen wiil dhalinyaro ah oo doonayay in uu alaab kala cararo dukaanka, waxaana dilkaasi kadib xoogeestay rabshado deegaankaasi ka ...

Read More »