Home » ARIMAHA BULSHADA (page 2)

ARIMAHA BULSHADA

WARBIXIN XIISO LEH :- Madaxda Maamul Goboleedyada Waa Madax Hal Cudur Wadaaga Hadana Aan Isku Dayin Iska Daweyntiisa…!!!!

Madaxda Maamul Goboleedyada waxay wadaagaan hal cudur oo aad iyo aad khatar u ah kaasoo lagu soo koobi Karo kursi jeceyl, waana cudur runtii halis ku ah deganaanta dalka. Waxaa ka muuqata inay diyaar u yihiin in dalka oo dhan lagu kala guuro mar haddii iyaga laga qaado xilalka ay hayaan. Adduunyada waxay ugu neceb yihiin inay maqlaan  erayga DOORASHO oo ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Sirdoonka Dalka Turkiga Oo Soo Bandhigay Xog Ku Saabsan Taleefonka Bin Salman iyo Dilka Jamaal Khashoggi iyo Arimo Is Waafaqsan..!!!!

Sirdoonka Turkiga ayaa jidka u galay 14 wicitaan oo uu Al Qaxtaani ku sameeyay boqorka iyo wiilkiisa maalintii la dilay wariye Jamaal, 5 ka mid ah wicitaannadaas waxaa ay ku socdeen xafiiska Maxamed Bin Salmaan, waxaana ka mid ahaa in Qaxtaani sheegay in faraha Jamaal loo diray Boqortooyada si loo xaqiijiyo guusha in la dilay Jamaal. Sidoo kale, Sirdoonka Turkiga ...

Read More »

TOP NEWS :- Qoyska Gabar u Dhalatay Dalka Hindiya Lagu Qabo Somalia Oo Ka Cabanayo Arrin Haysata Haweyneyda Iyo Caruurteeda….!!!!

Haweeney Hindi ah oo ka timid magaalada Hyderabad, taasi oo ku nooleyd Soomaaliya tan iyo sanaddii 2013, ayaa reerkeedu ay ka cabanayaan inay dhibaato kala kulmeyso qoyska ninkeeda. Mohammad Wahiuddin, oo la dhashay haweeneydan oo lagu magacaabo, Mohammedi Begum ayaa sheegay in dumaashiyaalkeed aysan siin wax cuno ah oo ku filan. “Walaashey Mohammedi Begum waxay ay sanaddii 2003 magaalada Hyderabad ...

Read More »

XOG :- Diiwaanka Musharraxiinta Madaxweynaha Puntland Ee Sanadka 2019, Loolanka Dhanka Ganeraal Morgan Ee Ku Aadan Doorashada…!!!!

Waa kuma Gen. Moorgan Gen. Moorgan waxa uu ku dhashey degmada Qardho ee gobolka bari sanadkii 1949, waxbarashadiisa hoose waxa uu ku qaatey magaalada Boosaaso, kadib waxa uu u wareegay magaalada Muqdisho. Sanadkii 1967 ayuu ka mid noqdey ciidankii Milteriga ee Soomaaliya, waxaa waxbarasho layli sarkaal loogu direy dalkii Midowga Soofiyeeyti muddo saddex sano ah, dalka waxa uu dib ugu ...

Read More »

Dowlada Federaalka Waxaa Waajib Ku ah inay Gobolka Sool Ka Xoreyso Maamulada Somaliland iyo Puntland Si Xal Loogu Helo Daadinta Dhiiga Shacabka…!!!!

Maalin kaliya waxaa gobolka Sool lagu qubay dhiiggooda dad kor u dhaafaya 100 taas oo argagax ku ridday dhammaan umadda Soomaaliyeed. Inta badan bulshada ku dhaqan deegaankaas iyo Soomaali dhammaanteen waxa ay la’yihiin meel ay u saaraan masiibada ku habsatay dadkaas Soomaaliyeed ee mar walba ku le’da qaababka kala duwan. XASUUQA SOMALILAND Bulshada Soomaaliyeed eek u nool gobolada Sool, Sanaag ...

Read More »

WAR CUSUB :- Musharaxiinta Puntland Focus Group Oo Soo Saaray Digniin Culus Oo Hawada Ey u Marinayaan C/wali Gaas Kana Digay Arrin Halis ah…!!!!

Puntland Focus Group, oo ay ku mideysan yihiin musharaxiinta madaxweynaha Puntland, ayaa warsaxafeed ka soo saaray doorashada Puntland iyagoo Madaxwayne Gaas uga digay in dastuurka la furo oo xiligan kala guurka ah wax laga beddelo, isla markaana dalka khalkhal la galiyo . Annaga oo ka duuleyna, isla markaasna xoojineyna go’aankii Baarlamaanka (Golaha Wakiiladda) Puntland uu go’aamiyey 14kii Agoosto, 2018, kaas ...

Read More »

SAWIRRO :- Ganacsatada gobolka Banaadir oo Qaatay Go,aan Ey kaga hor yimideen Qoraal Ka Soo Baxay Duqa Muqdisho Ee Yariisoow…!!!!

Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa kasoo horjeestay Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Yariisow oo ganacsatada looga dalbanayay in ay bixiyaan lacago loogu tala galay dhismaha Wadooyinka oo dhawaan la joojiyay. Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa dhawaan shaacisay in ay joojiyeen lacagihii ay ku bixin jireen dhismaha Wadooyinka Muqdisho, kadib markii ganacsatada kahor yimaadeen koox gaar ah oo ...

Read More »

WARBIXIN CALIIB AH :- Seddex Caqabad Oo Hor Taagan Madaxweynaha Cusub Ee Loo Dooran Doono Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia…!!!!

17 Bisha October ayaa la filayaa inay Magaalada Baydhabo ka dhacdo Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana xilkaas u taagan ilaa 9 Musharax oo ay ku jirto hal haween ah. Haddaba waxaa jirto seddex caqabad oo hor taagan madaxeynaha cusub ee loo dooran doono maamulkaas   Amniga iyo Al-Shabaab :   Inta badan deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed waxaa gacanta ku hayo Kooxda ...

Read More »

XOGTA QARSOON:- Ku Xigeenkii Madaxa Kooxda Daacishta Ee Soomaaliya Oo Lagu Diley Muqdisho Iyo Sababta Loo Dilay Oo La Ogaaday…!!!!

Ku xigeenkii kooxda Dowlada Islaamiga “Daacish”ee dalka Soomaaliya Mahad Macalin ayaa toddobaad kahor lagu diley magaalada Muqdisho. Laanta Afka Soomaaliga ee idaacada BBCda ayaa qortay in ay ka heshay dad ehel la ah oo u xaqiijiyay in lagu diley Muqdisho Mahad Macalin toddobaad kahor. “Waxaa dilay rag hubaysan oo meydkiisa soo dhigay xeebta Liido, ka dibna telefoon nagu soo wacay ...

Read More »

WAR CUSUB :- Maxaa Ku Soo Kordhay Dagaal Beeleed kii Dad Badan Ku Dhinteen Ee Ka Dhacay Gobolka Sool Iyo Cida Ka Dambeysa Oo La Ogaday..!!!!

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay labo beelood uu ka dhacay deegaanka Dhumay oo 45KM u jirta magaalada Laascaanood. Dagaalka ayaa la sheegay inay ku dhinteen illaa 40 qof, halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen, sida uu BBC-da u xaqiijiyay Guddoomiyaha Gobolka Sool C/rashiid Xuseen Cabdulle. Guddoomiyaha Gobolka Sool ayaa ku baaqay gurmad ...

Read More »