Home » ARIMAHA BULSHADA (page 3)

ARIMAHA BULSHADA

WARBIXIN CAJIIB AH :- Dowlada Israel iyo Qalabka Bulshada Ee ey jaajuuska u Isticmaasho (Dalal ay Carab ka Mid Yihiin Oo isku Haleeya)….!!!!

Jaraa’idka ka soo baxa Israel ee lagu magacaabo Haaretz ayaa daaha ka rogay sida ay Israel u noqotay wadamada ugu horreeya ee iib Geeya qalabka lagu basaaso bulshada rayidka ah. Qalabkaas waxaa adeegsada si ay u helaan xogta u dhaq dhaqaaqeyaasha bini’aadamka madaxda kalitaliyeyaasha ah oo kula socda Email-lada, ku jabsada Apps-ka sidoo kalena ku duubta sheekooyinka. Sida ay uu ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Al-Shabaabka Ka Dagaalama Somalia Oo Go’adoomiyey Deegaano Muhiim u ah Dowlada Federaalka & Weeraro Laga Cabsi Qabo…!!!!

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay go’doomiyeen deegaanno dhowr ah oo ku dhow degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyaadkan ayaa lasoo sheegayaa inay wataan hub iyo gaadiid badan kuwaa oo doonaya qalqal galinta degmada Qoryooley, sida ay sheegen mas’uuliyiinta maamulka. Guddoomiye ku-xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmadaasi Maxamed ...

Read More »

WARBIXIN XIISO LEH :- Nidaamka Ugu Habboon Oo Dalka Soomaaliya Doorasho Qof iyo Cod ah Uga Dhici Karto Kadib Markii Lagu…!!!!

Jaangoynta Xildhibaananda matalaadda Baarlamaanka FS (PR CL) waxaa aasaas u ah tirada dadka ku nool dalka isla markaana ku saleysan sahankii la sameeyay 2014-kii 12,316,000 loo qaybiyay 275 kursi, oo noqonaysa 45,000 oo qof inuu matalayo halki xildhibaan ee ka mid ah golaha shacabka, xadeynta deegaan doorashada wadarta ah, (multi-Constituency) waxaa lagu saleeyaa in dalka loo qaybiyo, deegaan doorashooyin badan ...

Read More »

WARBIXIN XASAASI AH :- Awoodii Dowladii Kacaanka & Wada Tashi Xumadii Kooxda “USC” Ayaa Abuuray Amuurta Maanta Taagan Somalia…!!!!

1969-kii 21ka Octobar oo ku beegan maanta ayeey aheeyd maalintii ay Soomaaliya ubilaabatay dumquraadiyaddii kajirtay dalkeena laga afduubay lana galiyay in awood ciidan lagu maamulo dalka. Waxaa xirmay xurriyaddii hadalka,xurriyaddii xisbiyada iyo xurriyaddii is’doorasho,waxaa hirgalay hal awood oo loogu magac daray kacaankii aniga unbaa idiin taliya. Marka loo fiiriyo xagga wanaagga dalku wuxuu cagta saaray in uu noqdo dal leh ...

Read More »

XOG CULUS :- Nabad Sugida Qaranka Oo Gacanta Ku Dhigtay Shaqsi Muhiimad Weyn Ugu Fadhiyay Al-Shabaabka Ka Dagaalama Somalia..!!!!

War ka Soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amaanka gacanta ku dhigeen xubin muhiim ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Qoraal la so dhigay Barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu sheegay in Ninka la qabtay uu sahan uga ahaa Al-Shabaab Agagaarka degmada afgooye,isla markaana uu la socon jiray dhaa dhaqaaqyada Ciidamada Dowladda si Al-Shabaab ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Qorshaha Taliyihii Hore Nabad Sugida Xuseen Cusmaan Xuseen Ee Koonfur Galbeed iyo Qamaarka Villa Somalia…!!!!

Villa Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay sameyn doonta wax loo arko qamaarkoodii ugu xumaa ee siyaasada 19 Bilood ee ay xafiiska joogeen, iyagoo weerar hal-afle ah ku qaadaya Koonfur Galbeed. Laakiin magaca qofka ay rabaan iney tijaabiyaan ayaan macno badan sameyn doonin waana sababta loogu sifeynaayo qamaar siyaasadeedkii ugu xumaa ee Farmaajo iyo Kheyre. Xuseen Cusmaan Xuseen oo dhowaan iska ...

Read More »

WAR CUSUB :- Kalaguurka Somalia : 4 Arrin Oo u Baahan in La Tix-Geliyo Iyo Ciidamada Amisom Oo Gabal koodu Dhacay…!!!!

Soomaaliya iyo beesha caalamka waxay qorsheynayaan in mar kale ay hirgeliyaan kalagguur. Markan, ujeedku waa in ciidamada Amisom laga wareejiyo sugidda amniga iyada oo lagu wareejinayo ciidamada qaranka Soomaaliya. Qorshehan kalagguurka wuxuu soo baxay sanadkan 2018. Wejigiisa koowaad, waxaa la qorsheeyay in lagu xaqiijiyo saddex ujeeddo: 1. In Garoonka Muqdisho lagu wareejiyo ciidamada Soomaaliya. 2. Sugidda amniga waddada iskuxirta baydhabo ...

Read More »

QUDBADII TAARIIKHDA GASHAY :- Ee Alle Ha u Naxariistee Madax Weyne Sadam Xuseen Ee Ugu Dambeysay Intaanu Dhiman Iyo Go,aan Kiisa Dhabta ah..!!!

Magacaaga Sheeg   Xaakimka ama qaadiga ayaa Sadam Xuseen alla ha u raxmadee magaciisa weydiiyay. Kadib wuxuu Saadam Xuseen ku jawaabay   “Dastuurka Ciraaq waan xushmeynayaa lakin dastuur uu Bush wax kudaray ma ahan midka aan xushmeeynayo.   “Magaceeyga waa macruuf, mana kuu sheegayo. Mase Bush ayaa su’ashan kuu soo dhiibay Yaa xaakim”   “Islaamka waa dowlad guureeysa. Adiga xaakim ...

Read More »

WAR CUSUB :- Akhriso War-murtiyeedka Kulankii Wasiirada Arimaha Dibedda Somalia, Ethiopia iyo Eritrea Ee Muqdisho Iyo Qorshaha Ka Dambeeyo Sababta Ey u Yimaadeen…!!!!

Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, Soomaaliya 17kii Oktoobar, 2018. Booqashadani waxay qayb ka tahay iskaashiga dibloomaasiyadeed ee u dhexeeya saddexda dal iyo wadahadallada muddooyinkii danbe socday kaddib heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee saddexda hoggaamiye ku dhexmaray magaalada Asmara, bishii ...

Read More »

WAR HADA SOO DHACAY :- Wasiirada Arimaha Dibada Dalalka Eriterea iyo Ethiopia Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo Sababta Ka Dambeyso ( SAWIRRO )

Waxaa goordhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia wafdi ka socda Dowladaha Eritrea iyo Ethiopia, waxaana si weyn u soo dhaweeyeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.   Wafdiga ka kala socda dowladaha Eritrea iyo Ethiopia ayaa waxaa hoggaaminaayay Wasiirada Arrimaha Dibada labada dal Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Ertriea Cusmaan Saalax.   ...

Read More »