Home » ARIMAHA BULSHADA (page 4)

ARIMAHA BULSHADA

XOGTA QARSOON :- Warbixin Shaaca Ka Qaaday Hab Cajiib ah Oo Al-Shababka Somalia Ka Dagaalama ay ula Dagaalanto Musuq Maasuqa Dhexdeeda ah…..!!!!

Habka maaliyadeed ee kooxda A-Shabaab waa mid adag oo nidaamsan, ayna adag tahay in musuq-maasuq ama xatooyo lagu sameeyo, sida ay leedahay daraasad uu sameeyey machadka daraasaadka amni ee Hiraal ee magalada Muqdisho.   Inta la ogyahay waxaa jira kaliya hal kiis oo qof ka tirsan Al-Shabaab uu la baxsaday lacag, lacagtaas oo ahayd $2800.   Hanti-dhowarayaasha Al-Shabaab ee degmooyinka, ...

Read More »

WARBIXIN XIISO LEH :- Sirta Ka Dambeysa Taageerada ay Dowlada Federaalka Somalia U Fidisay Sacuudiga iyo Waxa Aanay Dad Badan Fahmin…!!!!

Tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya war saxaafadeed ay soo saartay si buuxda taageero ugu muujisay boqortooyada Sucuudiga Careebiya oo muddooyinkan dambe la daalaa dhaceysay culeys diblomaasiyadeed, waxaa ay bulshada Soomaaliyeed uga falceliyeen qaabab kala duwan.   Ma ahayn markii kowaad ee ay dowladda Soomaaliya war murtiyeed ceynkaas ah soo saartay, dhaw bilood kahor ayey ahayd markii ay Sucuudiga ku ...

Read More »

WAR XASAASI AH :- Danjire Haysom Oo War Ka Soo Saaray Mowqifkiisa Ku Aadan Midnimada Somalia Iyo Beesha Caalamka oo….!!!!

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobey ee Somalia Nicholas Haysom, ayaa daboolka ka qaaday in isbedel dhan waliba ah uu ka hirgalin doono Somalia. Nicholas Haysom, waxa uu sheegay inuu leeyahay qorshooyin gaara oo sanadle ah, waxa uuna meesha ka saaray in khilaaf uu soo kala dhexgali doono isaga iyo dowlada Somalia. Dowlada Somalia ayuu sheegay inuu kala shaqeyn ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Intee ayey Miisaaniyadda Al-Shabaabka Ka Dagaalama Somalia La Eg Tahay Sidee Loo Qarash Gareeyaa Maxaase Ku Baxa….!!!!

Sida uu qoray machadka daraasaadka amni ee Hiraal, Xafiiska maaliyadda Al-Shabaab waxa ay lacagaha u qeybiyaan Saddex: Saadka, raashinka, shidaalka iyo wixii la midka ah: Sida xaaladaha deg degga ah, kuwaas oo lagu qarash gareeyo hoggaanka Al-Shabaab laguna badbaadiyo: Qeybta u dambeeysa waxaa la siiyaa xafiisyada wasaaradaha ee gobolada halkaas oo qoondada lagu sameeyo. Gobolada qaniga ah waxa ay isticmaalaan ...

Read More »

WAR CUSUB :- Muxuu Dowlada Turkiga Uga Dhigan Tahay Go’aankii ay Dowlada Federaalka Somalia Kula Safatay Dalka Sacuudiga….!!!!

Qoraal ka soo baxay Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya taagereyso dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, go’aankan ay qaadatay Muqdisho waxaa uu ka hor imaanayaa Turkiga iyo Mareykanka, waxaa uu sidoo kale muujinayaa sida ay Soomaaliya u aragto arrinta Jamal Khashoggi. Qoraalkan oo koobnaa waxaa uu u qornaa sidan: Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay markale ku celinaysaa ...

Read More »

WAR CUSUB :- Ganacsatada Soomaalida Oo Ka Guuraya Dubai una Wareegay Laba Dal Ee Xasiibka Dhaw La ah Dowlada….!!!!

Ganacsatada Soomaalida waxa uu si weyn ugu tiirsanaa dalka Imaaraadka Carabta, gaar ahaan magaalada dekedda ah ee Dubai, hase ahaatee, hadda, waxa ay u muuqataa in is bedel aad u weyn ku timi arrintaas. Qaar ka mid ah ganacsatada waa weyn oo u warramaya xafiiska Caasimadda Onilne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in boqolkiiba sideetan (80%) ganacsatada Soomaaliyeed ka guureen ...

Read More »

Muuse Biixin Oo Jawaab ka Bixiyey Go’aanka Dowlada Soomaaliya ay Qaadatay Ee Ahaa Dib U Heshiisiinta…!!!!

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Cabdi, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya xaq u lahayn inay soo farogeliso arrimaha Somaliland, waxaanu sheegay in Somaliland tahay qaran ka madaxbanaan Soomaaliya. Sida uu shalay baahiyay Wargeyska The Reporter ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, Madaxweyne Biixi waxa ay saxaafadii ajaanibka ahayd weydiisay mucaaradada ay dawladda Soomaaliya kala hortimid mashruuca maalgashiga ...

Read More »

DAAWO MUUQAALKA :- C/Raxman Cabdi Shakuur “Anigu Qaraxii Zoobe Ee October Shacab Kana Lagu Xasuuqay Ma Dhihi Karo Waxa Uu ahaa Masiibo”

Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka Wadajir CC Shakuur oo muuqaal uu uga hadlaayay Qaraxii 14 October soo dhigay bartiisa faceboo ayaa sheegay in weerarkaasi ay geysteen dhalinyaro Soomaaliyeed.   CC Shakuur, waxa uu sheegay in Qaraxaasi aan la orankarin masiibo waxa uuna tilmaamay in masiibo la dhihi karo dhibaato ka baxsan gacanta bani’aadamka, hayeeshee taasi ay tahay mid ay geesteen dad Soomaaliyeed. ...

Read More »

WAR XASAASI AH :- Doorashada Dalka Somalia Ee 2021 iyo Qiyaanada Loo Dejiyey Beelaha Dega Koonfurta Kadib Markii Ey Soo If Baxday n Xisbiyada Ey ….!!!!

Ayaan Daradda siyaasadeed ee dadka bartamaha iyo koofurta soomaalia kunool waxay noqotay dhaxal wadaag ah jiilba jiilka kadanbeeyo ugudbiyo, duruufaha dhaqaale iyo amni darada ka jirta waxaa kusoo wajahan masiibo siyaasadeed oo cawaaqibteeda aysan ka kabsan doonin 50 sanno ee soo socda, waxaana daliil u ah heshiiska nooca doorashooyinka noqonaayo sanadka 2021, ee lagu gaaray magaalada Baydhabo taariikhdu markey ahayd ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Weeraro Qaraxyo Halis ah Oo Lagu Soo Waramayo Iney Ku Wajahan yihiin Garoonka Aadan Cade Ee Magaalada Muqdisho…!!!!

Weeraro Argagixiso ayaa laga Cabsi Qabaa in lala beegsado garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay ku digeen qaar ka mid ah hay’adaha Caalamiga ah iyo dalalka Safaaradaha ku leh magaalada Muqdisho. Mareykanka iyo QM ayaa labadaba 48-kii saac ee lasoo dhaafay soo saaray Digniinno xooggan oo ku saabsan in halis Amni ay kusoo fool-leedahay garoonka caalamiga ah, ...

Read More »