Home » ARIMAHA BULSHADA (page 5)

ARIMAHA BULSHADA

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna Madaxa Howlgalka AMISOM Francisco Madeira :- “Ma Aragno Rajo Muujineysa in Somalia isku Filan tahay”

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa howlgalka AMISOM Ambassador Francisco Madeira, ayaa sheegay in dowlada Somalia aysan wali dhameystirin cadadkii loogu tallo galay inay gaarsiiso ciidamada AMISOM kala wareegi lahaa amniga. Ambassador Francisco Madei, ayaa sheegay in dowlada Somalia ay u muuqato mid culeysyo kala kulmeyso diyaarinta ciidamada AMISOM ay ku wareejin lahaayen amniga waxa uuna cadeeyay in baaritaano ...

Read More »

WAR CUSUB :- Danaysiga Siyaasadeed Ee Puntland & Sida Maamulada Kale Aysan U Fahamsaneyn ( Maxaa Ka Dhacay Garowe? )

Puntland caadiyan waa maamul ku caan baxay laba wajiilenimada iyo daneysiga siyaasadeed. Walow ay tahay Maamulkii ugu horreeyey ee laga dhiso Koonfurta Soomaaliya, waxaa jirtay xilli ay dhibaato iyo arbush ku haysay dowladdihii KMG ahaa sida tii Dr. Cabdi Qaasim Salaad Xassan iyo Shiekh Shariif Shiekh Axmed. Hadda oo ay soo bexeen Maamulo kale, ma muuqataa mid ay hoos u ...

Read More »

XOG :- Maxaa Ka Jira In Khilaafka Dalalka Khaliijka Uu Saameeyey Gurmadkii Agoonta Qaraxii Ka Dhacay Isgoyska Zoobe !!!

Maalmo ayaa ka harsan sanad-guuradii koowaad ee qaraxii ugu dhimashada badnaa taariikhda Soomaaliya iyo dunida oo ay fusliso koox argagxiso ah, kaasi oo ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Muqdisho. Qaraxaan oo loo adeegsadey Gaari xamuul ah ayaa dad ugu badan ee uu dilay waxay ahaayeen Shacab, kuwaasi oo tiradooda lagu sheegay in ka badan 500 qof, halka dhaawac uu 1,000 ...

Read More »

WAR HADA SOO DHACAY :- Duufaan Xooggan Oo Lagu Soo Waramayo Iney Ku Soo Wajahan Dalka Soomaaliya Iyo Meesha ay Ka Dhici Doonto iyo Waqtiga La Filayo …..!!!!

Maalinta Jimcaha ah ayaa la filayaa inay dalka Cumaan ay ku dhufato duufaan xoog leh oo gaari doonto illaa Geeska Africa sida ay soo saartay Qeybta Saadaashada Hawada ee BBC. Doofaantaan ayaa la rumeysan yahay inay tahay middii ugu xoogga badneyd ee soo marto Cumaan iyo Wadamo kale oo ay kamid tahay Soomaaliya. Duufaantaan ayaa loogu magac daray Luban waxayna ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Siduu Xafiiska Maaliyadda Ee Al-Shabaab u Shaqeeyaa, Sideese Ganacsatada Dalka u Bixiyaan Lacagta Canshuurta ah ….!!!!

 Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya waxa ay leedahay laba waaxood oo dadka shacabka ah uga soo qaada canshuuraha, sida lagu sheegay daraasad cusub. Waax waxaa la yiraahdaa Zakawaat, midka kalena Waaxda Maaliyadda. Waaxda Zakawaat waxa ay soo ururisaawaxyaabaha aan lacagta ahayn ee Shabaab ay dadka ka qaaddo, sida xoolaha iyo dalagyada beeraha kasoo go’a, halka Xafiiska Maaliyadda uu ururiyo lacagta canshuurta ...

Read More »

WAR CUSUB :- Ciidamo isugu Jira Soomaali iyo Ajnabi ah Oo Gurigiisa ku Dilay Sheekh Caan Ka ahaa Deegaanka Wanlaweyn !!!

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamo Somali iyo Ajnabi ah ay gurigiisa ku weerrareen kuna dileen Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn Ee Gobolka Shabella Hoose. Weerarkan ayaa dhacay Xalay saqdii dhexe, markii ay ciidamadan loo maleynayo inay yihiin Mareykan iyo kumaadooska Somalia ay u dhaceen, kuna dileen gurigiisa Sheekha oo lagu magacaabi jiray macalim Nuur Cismaan ...

Read More »

Dowladaha Qadar VS Imaaraadka :- Halista Heshiiska Hogaanka Wareegga Ee Puntland Iyo Sida Loogu Kala Tartamaayo….!!!

Bisha Janaayo sanadka dambe waxaa loo ballansan yahay in ay Puntland ka dhacdo doorashada Madaxweynenimo ee maamul Gobolleedkaas. Sidi hore loo bartay si ka duwan, shacabka reer Puntland waa markii ugu horreeysay ee ay ku adkaato in ay saadaal ka bixiyaan cidda u qaban doonta hoggaanka. Yaa sharraxan? Musharaxiinta hadda u taagan qabashada xilkaas ama bedelidda Cabdiweli Cali Gaas waa ...

Read More »

WARBIXIN MURUGO LEH :- Nolosha Iska Rogadii Wadday Mayd Wadareed-ka Ee Muqdisho iyo Sheeko Aan Dib Dambe Uga Warrami Doonin Xasuuq Qaran ayaan U Xuseynaa (Aqri)

QARIXII SOOBBE IYO QUDHAYDA: Tani waa sheeko mar haddii aad wariso, mar labaad aan ku celis lahayn, nooceeda oo kale wali goob-joog uma noqon, Eebbana dib iima tuso. Waa balliyo dhiig ah iyo bulsho idil oo la isu-wada-dhab-galiyey, dhawaaqeedu waa taah, gurmadkeedu waa dhiig, samirkeedu waa mawd!!! Laba habeen kahor, waxaan ballan kala qaadannay asxaabtaydii Muqdishaawiyiinta, oo kol haddii aan ...

Read More »

WARBIXIN XIISO LEH :- Magaalada Muqdisho iyo Mooto-Bajaaj Maxaa Kala Haysta Maxey Tahayse Qorshaha Ka Dambeeyo Mambuucida Caasimada Ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir !!!!

Waxaa qoraalkan gaaban ku fiirin doonaa isbarbar dhig saamaynta bulsho, dhaqan-dhaqaale iyo mida deegaanka ay gaadiidka “Autoshaw” oo looyaqaan Moto-bajaajta ay ku leedahay Caasimada iyo dallka. Wareegtada ka soo baxday gudoomiyaha gobolka Benaadir eng-yarisow ee ku saabsanayd mamnuucida soo dajinta moto-bajaajta magaalada muqdisho oo ubaahan qorshe howleedkii lagu joojin lahaa, waan soo dhaweynayaa talaabadaas uu gudoomiyuhu qaaday!! Anigoo ku salaynaya ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Mahad Maxamed Waa Wiil Yar Oo Kooxda Al-Shababka Ka Dagaalama Somalia Dhibbane u ah Kadib Qarixii Soobe Ee Kumanaanka Ku Dhinteen (Warbixin)

Waxa uu heystay Aabe ka fakara noloshiisa, ku dhiira geliya waxbarasho iyo inuu dhisto Mustaqbalkiisa, laakiin rajadaas waxa ay idlaatay maalin sabti ah 14-kii October 2017-kii, Markii Mahad Maxamed Aabihiis uu kamid noqday muwaadiniintii lagu waayey weerarkii Argagixsada Al-shabaab ay ka fuliyeen Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Si uu u buuxiyo kaalintii Aabihiis Maxamed oo Isgoyska Zoobe ku iibin jiray ...

Read More »