Home » CAYAARAHA CAALAMKA (page 4)

CAYAARAHA CAALAMKA

Ole Gunnar Solskjaer Oo Ka Warbixiyay Xiddigaha Maqnaanaya Iyo Kuwa Fursadda Heli Doona Kulanka Reading Ee FA Cup-ka.

Tababaraha kumeel gaarka ah ee Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa reer France Paul Pogba uusan ka qeyb noqon doonin kulanka xiisaha leh ee ay berito kooxdiisa la yeelan doonto dhigeeda Reading kulan ka tirsan koobka FA Cup-ka. Pogba oo ah xiddiga ugu qaalisan Red Devils ayey jug soo gaartay ciyaartii ay 2-0 kaga badiyeen Newcastle kulan ...

Read More »

Man City Oo Guuldaradii Ugu Horaysay Dhabarka U Soo Saartay Liverpool, Sergio Aguero & Leroy Sane Oo Sky Blues Sare U Soo Qaaday Iyo City Oo 4 Dhibcood U Soo Jirsatay Reds.

Kooxda Manchester City ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee guuldaro xili ciyaareedkan Liverpool ku baday horyaalka Premier league. Laba gool oo ay dhaliyeen Serigo Aguero iyo Leroy Sane ayaa Man City ka caawiyay in ay saddexda dhibcood ee lixda dhibcod u dhigmayay ka qaadatay Liverpool. Inkasta oo Roberto Firmino uu ciyaarta dib ugu soo celiyay Liverpool isaga oo kansalay goolkii ...

Read More »

HORDHAC: Man City vs Liverpool, Guardiola vs Klopp – Kulanka Finalka Oo Kale Ah Ee Maanta, Shaxaha Macquulka Ah, Wararkii Ugu Dambeeyey, Xogta Kulamadii Hore U Dhex Maray Iyo Bisha Inkaarta Ku Ah Liverpool Ee January

Manchester City ayaa garoonkeeda ku qaabilaysa Liverpool oo hoggaanka haysa, kulan lagu tilmaamay inuu yahay final oo kale, isla markaana go’aamin kara in kooxda Reds ay ku guuleysanayso horyaalka xili ciyaareedkan xilli horeba oo looga hadhayo iyo in tartanku dib u furmo oo ay City iyo Tottenham helaan fursad ay saaxadda ugu soo laabtaan. Manchester City oo difaacanaysa horyaalka Premier ...

Read More »

Waa Maxay Sababta Aysan Juventus Ugu Farxin Magacaabistii Ole Gunnar Solskjaer & Waxqabadka Man United Sadexdii Ciyaar Ee Dambe?

Kooxda Juventus ayaan ku farxin magacaabista Ole Gunnar Solskjaer oo si kumeel gaar ah loogu dhiibay xilka Man United, waana arrin la xiriirta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda maadama dhawr jeer labada kooxood warar ku saabsan loo baahiyay. Bianconerri ayaa si ba’an loola xiriirinayay mudooyinkii dambe xiddiga reer France Paul Pogba kaas oo muujiyay sida uusan ugu faraxsaneyn inuu ka hoos ciyaaro ...

Read More »

Waa Maxay Sababta Ay Chelsea Isaga Baxeyso Raacdada Ay Ugu Jirtay Xiddiga Real Madrid Isco Alcaron?

Chelsea ayaa lagu soo warramayaa iney gabi ahaanba isaga hartay loolankii ay ugu jirtay xiddiga reer Spain Isco Alcaron, wargeyska The Sun ayaana soo warinaya in hal arrin kaliya ay sabab u tahay isaga bixitaanka kooxda ka dhisan galbeedka London. Kooxda ka dhisan Stamford Bridge ayaa xilli dambe soo gashay xiisaha Isco oo doonaya inuu isaga guuro Santiago Bernabeu iyadoo ...

Read More »

Hadii Ay Muhiim U Tahay Abaalmarinta Shaqsiga, Hammidooga UCL & Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Waqtiga Uu Kusoo Laabanayo Portugal.

Inkastoo la aaminsanaa in Cristiano Ronaldo mar walba abaalmarinada shakhsiga ay u aheyd midda dhiirigalisa hadana xiddiga reer Portugal wuu beeniyay, wuxuuna banaanka soo dhigay sida uu mar walba u jecel yahay inuu kooxdiisa hormar la gaaro. “Ma ahi mid ku waalan abaalmarinada shakhsiga ah, waxa muhiimka ah waxey tahay inaan kooxda ku caawiyo guusha” ayuu yiri Ronaldo oo la ...

Read More »

Da’yarka Manchester City Ee Brahim Diaz Oo Qalbiga Gashaday Ku Biirista Real Madrid & Lambarka Maaliyada Uu Kooxda Ka Dalbaday Oo La Ogaaday.

Waxay u muuqataa in waxa kaliya ee ka dhiman heshiiska uu Brahim Diaz ku tagayo Real Madrid ay kaliya ka dhiman tahay in si rasmi ah loogu dhawaaqo iyo wakhtiga sida rasmiga ah loogu soo bandhigi doono ka ciyaartoy Madrid ah ahaan. Heshiiska xiddigan ee Manchester City ayaa ah mid ku eeg ilaa 30-ka june ee 2019, Ilaa wakhtigaas waxa ...

Read More »

Khabiirka Ciyaaraha Garth Crook Oo Soo Xushay Kooxdii Ugu Fiicnayd Toddobaadka, Xiddigaha Ismuujiyey Ee Ka Dhex-muuqda, Laacibkii Man City U Jabtay Oo Ku Jira Iyo Sida Kooxuhu U Kala Heleen

Waxa soo dhamaaday toddobaadkii 20-aad ee horyaalka waddanka Ingiriiska Premier League oo weli hoggaanka laga furfuri kari la’yahay Liverpool oo aan weli guul-darro la kulmin, waxaase sare usoo ruqaansatay Manchester City oo kaalinta labaad soo gashay kaddib markii si lama filaan ah ay Tottenham ugu kuftay ciyaar khasaare kasoo gaadhay oo ay ku martigelisay naadiga yar ee Wolves. Manchester United ...

Read More »

Manchester City Oo Guul Muhiim Ah Kasoo Gaadhay Southampton, David Silva & Sergio Aguero Oo Shabaqa Soo Taabtay Xilli Kooxda Pep Guardiola Ay Booska Labaad Kusoo Laabatay.

Manchester City ayaa guul weyn kasoo gaadhay kooxda Southampton oo ay ku booqatay garoonkeeda St Marys, Kooxda Pep Guardiola ayaa kulankan ku ciyaartay dhiiranaan si ay u helaan saddexda dhibcood isla markaana usoo koobaan hoggaankii 9-ka dhibcood ahaa ee Liverpool. Sky Blues ayaa goolasha kulankan ka heshay xiddigaha kooxdeeda ee David Silva iyo Sergio Aguero halka goolka saddexaad uu si ...

Read More »

Tababare Maurizio Sarri Oo Ka Hadlay Haddii Lagaaray Waqtigii Ay Chelsea Go’aan Kagaari Lahayd Mustaqbalka Eden Hazard.

Tababare Maurizio Sarri ayaa aaminsan in ay lagaaray waqtigii Chelsea ay go’aan kagaari lahayd mustaqbalka Eden Hazard. Kabtanka Belgium ayaa maalmihii u danbeeyay si waali ah loola xiriirnayay kooxda ku cuyaarta Santiago Bernabeu ee Real Madrid. “Kaliya waxaan diiradda saaraya gudaha garoonka.” Ayuu yiri Hazard oo hadlayay kulankii arabacada ay kooxdiisu 2-1 kaga adkaatay Watford. Dhanka kale tababre Maurizio oo ...

Read More »