Home » CAYAARAHA SOMALIA

CAYAARAHA SOMALIA

DEG DEG:LIISKA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS

LIISTIGA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS AYAA LAGU SALEEYEY SIDAN HOOS IDINKA MUUQATA OO AH QORSHAHA AHAAN PLAN ( A ) :- 1-Axmed shide—-gure 2-c/fatax macalin—reer sacad/ogaden 3-Guled aw cali—-yabaree 4-Mustafe muxumed cumar——–reer isxaaq/ogaden 5-C/xakiin Cigaal——-ciise 6-Mubashir Dibad——Abaskuul 7-Cabdi bile——Cabdale/ogaden 8-Ayan sheekh——rer Cabdile/ogaden 9-C/nasir maxamed(qiiq)—–digodi 10-Xabiib xaaji——-rer cabdile/ogaden 11-Cabdi maxamed(ugaska)——-gare 12-C/raxman axmed xasan—–reer cabdile/ogaden 13-Zaynab xaji Adan——jaarso 14-Aadan ...

Read More »

Kooxdaha Heegan FC Vs SDCSA Kulan Cayaareed Saaxiibtinimo Waqti Badana La Sugaayey Oo Galabta Ka Dhici Doono Garoonka Koonis.

Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici doono garoonka Banadir Stadium kaa oo u dhaxeeya Kooxda Qurbo Joogta Soomaalida iyo Heegan Fc, cayaartan ayaa ah mid Saaxiibtinimo. Kooxda Qurbo Joogta Somalia ayaa kulankoodii labaad galabta cayaari doonta iyado ay xusid mudan tahay in laga soo adkaaday kulankoodii koowad ay la dheeleyn Naadiga Elman. Cayaartoyda waxey ka kala yimaadeyn Yurub iyo ...

Read More »

Maamulka Gobolka Ayaa Xaflad Qurux Badan U Sameeyay Xalay Cayaaraha Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Maamulka gobolka ayaa xaflad qurux badan u sameeyay Xalay Xeritaanka cayaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir. xafladan oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kale gedisan ee maamulka gobolka, wasaaradda dhaliyarada iyo isboortiga, xil dhibaano iyo bahda isboortiga, waxaa lagu bixiyay abaalmaruno lacageed oo la guddoonsiiyay 3-da koox kaalmaha hore ka galay , macalinka, goolhayaha iyo kooxda ugu wanaagsan oo ah ...

Read More »

WAR CUSUB :- Xulka Ciyaartooyda Degmada Waaberi Oo Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmoyinka Gobolka Banaadir Iyo Dabaal dagyo Ka Socda Dagmada iyo Magaalada Gudaheeda.

Xulka degmada Waaberi ayaa ku guuleystey tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii 1-0 ugaga badisay xulka degmada Shibis ciyaartii kama dambaysta ahayd ee tartankan. Ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka banadir oo xilli habeenimo la qabtay ayaa waxaa daawashadeeda ka qeybgalay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madax ka tirsan dowlada Federalka. Waxaa goordhow la soo gabagabeeyay ...

Read More »

Koobka Jeneraal Daa’uud oo Galabta Furmaya….(Kooxaha ciyaaraya iyo Faah-faahin dheeri ah)

Waxaa Galabta la daah Furi Doona Tartanka koobka Jeneral Daa’uud oo ah tartan caan ah oo sanadkiiba mar uu qabto xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, waxaana sanadkan ka qeyb galaya ilaa 16-kooxood oo kala duwan. Koobka Jeneral Daa’uud waxaa sanadkii ugu dambeyay ku guuleysatay kooxda kubadda cagta Elman kadib markii ay dherbaaxo u geesatay naadiga Jamhuuriya. Tartankan waxaana loo qabtaa in ...

Read More »

XOG :- Xili Habeen ah Oo La Qabanayo Finalka Koobka Degmooyinka G/Banaadir Iyo Ciyaaro Xasaasi Ah Oo Dhex Mari Doona Kooxaha (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan wadatashi ah oo looga hadlayay mudeynta tartanta Finalka ee Cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir kula yeeshay xarunta Dawladda Hoose bahda Cayaaraha heer Gobol iyo heer Qaran. Kulanka ayaa waxaa lagu go’aamiyey in habeenka Isniinta ah ee 24-ka bishan la qabto dhammaadka tartanka dhexmari doona degmooyinka Shibis iyo ...

Read More »

WAABERI vs SHIBIS: Goorma ayaa la ciyaarayaa Finalka Tartanka Degmooyinka…(Howl adag oo ka socota Garoonka Benaadir) SAWIRRO

Markale ayaa lagu wadaa in xilli habeen ah la ciyaaro kulanka kama dambeysta ah ee tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Finalkiisa waxaa isugu soo haray Shibis iyo Waabari oo bandhig wanaagsan ku sameeyay tartanka. Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa qorsheenaya in markale ay  Bahwaynta  Isboortiga ay soo xasuusiyaan Xilliyadii Barisaadka iyo sanadkii la soo dhaafay maadaama tartanka xilli habeen ah la ...

Read More »

Kullankii ugu horeeyay wareega afar dhamaadka tartanka degmooyinka G.Banaadir oo galabta la ciyaari doono

 Waxaa galabta la ciyaari  doonaa   kullankii ugu horeeyay wareega afar dhamaadka tartanka  degmooyinka gobolka Banaadir. Kullanka galabta ayaa dhex mari doona Waabari iyo  Hodan oo kubad loo riyaaqo ku sameeyay tartanka. Wiilasha Waabari ayaa ka soo badiyay Boondhere, halka Hodana ay guul ka soo heleen degmada Xamar Wayne. Labada degmo tii soo baxdaa waxa ay  iska xaadirin doontaa Finalka tartanka ...

Read More »

Hodan oo jaratay Tikidhka Semi Final ka Degmooyinka Gobalka Benaadir

Hodan ayaa u soo gudubtay afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay 3-2 uga adkaatay Xamar Wayne. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineyso Hodan. Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee dheesha Hodan ayaa la timid goolka saddexaad, halka ay Xamar Wayne heshay gool aan waxba u tarin maadaama looga ...

Read More »

Waaberi Oo U Soo Baxday Semi Final ka Tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir

Waaberi ayaa noqotay Degmadii ugu horreysay ee u soo baxda afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay gool madi ah galabta kaga adkaatay Boondheere. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0. Balse markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee dheesha ayay Waaberi heshay goolka ay ku adkaatay. Waaberi waxay iminka sugeysaa cida ka soo baxda ...

Read More »