Home » RADIO RAASO

RADIO RAASO

DEG DEG:LIISKA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS

LIISTIGA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS AYAA LAGU SALEEYEY SIDAN HOOS IDINKA MUUQATA OO AH QORSHAHA AHAAN PLAN ( A ) :- 1-Axmed shide—-gure 2-c/fatax macalin—reer sacad/ogaden 3-Guled aw cali—-yabaree 4-Mustafe muxumed cumar——–reer isxaaq/ogaden 5-C/xakiin Cigaal——-ciise 6-Mubashir Dibad——Abaskuul 7-Cabdi bile——Cabdale/ogaden 8-Ayan sheekh——rer Cabdile/ogaden 9-C/nasir maxamed(qiiq)—–digodi 10-Xabiib xaaji——-rer cabdile/ogaden 11-Cabdi maxamed(ugaska)——-gare 12-C/raxman axmed xasan—–reer cabdile/ogaden 13-Zaynab xaji Adan——jaarso 14-Aadan ...

Read More »

DHAGEYSO :- Dowlada Soomaaliya Oo Shaacisay Dalal Ka Codsaday inay Qunsuliyado Ka Furtaan Hargeysa Iyo Maamulka Somaliland Oo Arinkaan…!!!!

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta hortagay xildhibaanada Aqalka Sare ayaa ka hadlay wararka sheegaya in dowladda dalbatay in deeqaha laga joojiyo maamulka Somaliland iyo qodobo kale.   Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda federaalka aysan dalbanin in deeqaha caalamka siiyo Somaliland laga joojiyo, balse ay albaab walba u garaacdo in deeqaha loo kordhiyo.   Waxa uu sheegay in ...

Read More »

DHAGEYSO :- Eng Yariisoow Oo Afka Furtay “ Xildhibaano Ayaa Sii Deyn Raba Dadkii Dilay Axmed Dowlo Oo Damiin Ku Raadinaayo In Duimiilayaasha Garab Helaan”

Waxaa Lasoo Sheegayaa inay jiraan Guluf ballaaran oo lagu doonayo sii deynta Dadkii ka dambeeyey Dilka Khamiistii Isbuucii hore loogu geystay Muqdisho Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo). Afar cisho kadib ayey shalay  Eheladiisa ku Aaseen Qabuuraha Barakaat Meydka Axmed Dowlo oo Cusbitaalka Digfeer Firinjiyeer ama Qaboojiye lagu dhigay. Ehelada Marxuumka waxay sheegeen inay doonayaan Cadaalad oo dadkii dilkiisa ka ...

Read More »

XOGTA :- Wasiirka Dastuurka Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan “Dowladda Federaalka wax ka quseyo ma jiraan doorashada Koofur Galbeed”

Wasiirka Dastuurka Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan ayaa si kulul uga jawaabay war saxaafadeed maalmo ka hor ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka, kaasoo looga hadlayay xaalada maamul goboleedyada iyo doorashooyinka ku soo fool leh, iyadoo looga digay muddo kororsi. C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha aanay jirin wax ka quseeyo doorashada ka dhaceysa ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Mas’uul Dowladeed Oo Kashifay Cida U Fududeyso Al Shabaab Weerarada Ka Dhaca Goobaha Ey Maamulaan HirShabelle.

Ururka Al Shabaab ayaa dhowr mar weerar waxay ka geysteen deegaano katirsan HirShabelle haba ubadnaatee Gobolka Sh/Dhexe. Weeraradii ugu dhiig daadashada Badnaa waxay ka dhaceen wadada xiriirisa Jowhar ilaa Balcad oo Saraakiil Ciidan iyo Xildhibaano lagu dilay qaarna lagu dhaawacay siyaabo kala duwan. Gololeey iyo il Baq oo Balcad hoostaga ayey Shabaabka ku xoogan yihiin oo si dhuumaaleysi ah ku ...

Read More »

DHAGEYSO :- Fu’aad Shongole Oo Hadal Aysan Al Shabaab Ku Farxin Oo Wadna Qabad Ah Ku Dhawaaqay Iyo Arintii Oo Meel Xasaasi ah Tagtay.

Isagoo Ka hadlayey Munaasabad ka dhacday Baadiyaha Gobolka Gedo ayuu Fu’aad Maxamed Khalaf Shongole ayaa waxa uu soo hadal qaaday dabar go’a ku socda Hogaamiyeyaasha Shabaab.   Waxa uu Fu’aad Shongole sheegay in aysan ka daali doonin soo saarida kuwii booskooda badeli lahaa sida uu warka u dhigay.   Ninkaan oo qeybta Dacwada iyo soo jiidashada dhalinyarada u qaabilsan Shabaab ...

Read More »

DHAGEYSO :- Al-Shabaab Oo Xeelado Basaasnimo U Adeegsada Dad Aan Laga Fileyn Ka Hor inta Aysan Fulin Qaraxyada iyo Weerarada Qorsheysan.

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa Qaraxyo iyo weeraro toosa waxaa ay ka fuliyaan wadamada Soomaliya iyo Kenya waxana su’aalo badan laga keenay sababta ay ugu fududaato inay weeraraan goobo aad amnigooda loo ilaaliyo.   Koox baaritaan badan sameeyay sidoo kalena ka faalooda arimaha amniga ayaa soo saaray warbixin ay ku sheegeen inay Alshabaab adeegsadaan xeelado badan oo aan la fahmi karin taasina ...

Read More »

WAR CUSUB :- Kulanka Dhalinyarada Barbaarta Gobolka Baali Oo Ka Soo Baxeen Baaq iyo Qodobo Muhim ah ( Akhriso )

Kulanka dhalinyarada barnaarta #raaso oo kasoo baxeen baaq iyo qodobo muhim ah. Barbaarto raaso ayaa maanta iskugu imaaday kulan lagu xoojinayo amniga iyo isbadalada degaanka kadhacay waxaana laga soo saaray baaq iyo qodobo. 1) dhalinyarada raaso waxay markasta utaagantahay adkaynta amniga iyo wada noolanshaha shucubta ethiopia. 2) dhalinta raaso waxay soo dhawaynayaan isbadaladii kadhacay degaanka iyo midkii xisbiga ee loo ...

Read More »

Daawo Sawirro :- Mid ka Mid ah Jidadka Ugu Burburka Badan Magaalada Muqdisho oo Dib Loo Dhisayo Kadib Markii.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay ka qayb galka dadaallada isku tashiga ah ee lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shacbka Soomaaliyeed iyo Dawladda Federaalka ah ay hor yaallaan qorsheyaal muhiim ah oo ...

Read More »