Home » WARARKA CAALAMKA

WARARKA CAALAMKA

WARBIXIN :- 4 Waxyaabood oo Soomaalida Ka Dhaxli Doono Weerarkii ay Al-Shabaab ku Qaadeen DusitD2 Hotel Ee Dalka Kenya….

Ururka Al-Shabaab ayaa asbuucii lasoo dhaafay weerar ku bilowday qarax ku qaaday hotelka DusitD2 kaasoo ku yaal Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Weerarkaas ayaa la aaminsan yahay inay ku dhinteen dad aad u badan oo tiradooda gaarayo illaa 24 qof inkastoo laga yaabo inay dhimashada intaas ka badan tahay Haddaba waxaan warbixintaan idinkugu soo gudbin doonaa  afar qodob oo ...

Read More »

DEG DEG:LIISKA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS

LIISTIGA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS AYAA LAGU SALEEYEY SIDAN HOOS IDINKA MUUQATA OO AH QORSHAHA AHAAN PLAN ( A ) :- 1-Axmed shide—-gure 2-c/fatax macalin—reer sacad/ogaden 3-Guled aw cali—-yabaree 4-Mustafe muxumed cumar——–reer isxaaq/ogaden 5-C/xakiin Cigaal——-ciise 6-Mubashir Dibad——Abaskuul 7-Cabdi bile——Cabdale/ogaden 8-Ayan sheekh——rer Cabdile/ogaden 9-C/nasir maxamed(qiiq)—–digodi 10-Xabiib xaaji——-rer cabdile/ogaden 11-Cabdi maxamed(ugaska)——-gare 12-C/raxman axmed xasan—–reer cabdile/ogaden 13-Zaynab xaji Adan——jaarso 14-Aadan ...

Read More »

Dowladaha Mareykanka iyo Israel Oo Ka Cabsi Qaba in Dhaxal Suge Bin Salmaan Uga Baxo Qorshahooda Ku Aadan In Dowlada Islaamka..!!!!

  Madaxda Mareykanka iyo Israel ayaa wallaac ka muujiyey dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, oo ay u arkaan in uusan xorriyad buuxda u heli doonin dhisidda xiriirka Israel iyo Carabta dariska la ah, kaddib dilkii wariye Jamaal Khaashuqji, sidaas waxaa warisay Washington Post.   Ergeyga Bariga dhexe ee Donald Trump, ahna wiilka uu sodoga u yahay, Jared Khushner, waxa ...

Read More »

Madaxweye Recep Tayyip Ergodan “Waa in La Sheegaa Cidda Uu Ka Soo Fulay Amarka ah in La Dilo Wariye Jamaal Khaashogji Sababtoo ah”….!!!!

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday dacwad oogaha guud ee Sucuudiga inuu baaritan ku sameeyo ciddii uu kasoo fulay amarka ah in la dilo weriye Jamaal Kaashogji.   Erdogan wuxuu sheegay in dacwad oogaha Sucuudiga laga doonayo inuu shaaca ka qaado ciddii soo dirtay 15-ka qof ee lagu tuhunsan yahay inay Jamaal Khaashogji ku dileen gudaha qunsuliyadda Sucuudiga ...

Read More »

Aqalka Cad Ee Dalka Mareykanka Oo Ka Fekeraya Tallaabo Boqortooyada Sacuudiga Ka Dhan ah Kadib Markii ey Qiratay Dilkii Wariye Jamaal Khashoggi.

Maamulka Madaxweyne Trump ayaa darsaya tirro ficilo ah (Different options) oo ay kaga jawaabi lahaayen falkii ay dowlada Sacuudiga ku dileen Jamaal Khashoggi.   Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad Sarah Sanders ayaa hadalkaasi sheegtay mar wax laga weydiiyay qorshayaasha maamulka uu kaga fal celinaayo dilka Saxafiga Sacuudiyanka ah.   Sarah Sanders, waxay sheegtay in la uruuriyay dhammaan xogihii mukhaabaradka isla markaana ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Sidee Ayey Xeer-ilaalinta Dalalka Turkiga iyo Sacuudiga u Qaada Dhigeen Dilkii Loo Geystay Wariye Jamaal Khashoggi Iyo Arimo Xasaasi…!!!!

Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLU News Agency ayaa sheegay inuu Xeer-ilaaliyaha Guud ee Sacuudiga, Sacuud Al-macjab uu waaberigii hore ee maanta (Isniinta) ka degay Garoonka Diyaaradaha Atatürk ee magaallada Istanbul, isagoo la socday Diyaarad Khaas ah.   Xeer-ilaaliyaha Guud ee Turkiga, Carfaan Faydaan iyo dhigiisa Sacuudiga waxay Kulan xasaasi ah ku leeyihiin Xarunta Dhexe ee Xeer-ilaalinta Turkiga ee magaallada Istanbul. ...

Read More »

WAR XASAASI AH :- Sirdoonka Britain Oo La Ogaaday Iney Ka War Qabeen Qorshaha Uu Sacuudiga Ku Dilay Wariye Jamaal Khashoggi Iyo Xiisada Oo Sii….!!!!

Wargeyska Sunday Express ee ka soo baxay London waxa uu maanta qoray in Sirdoonka Britain ee MI6 ku baraarugsañaayeen qorshaha Sacuudiga ku afduubi lahaayeen Jamaal Khashoggi si ay ugu celiyaan Sacuudiga   Wargeyska oo soo xigtay Ilo Sirdoonka ayaa qoray inay la socdaan qorshaasi 3 isbuuc ka hor inta uusan Saxafigaasi gelin Qunsulliyada Sacuudiga ee Istanbul, dalkaasi oo lagu dilay. ...

Read More »

XASAASI :- Weerar Yahuud Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Magaalada Pittsburgh Ee Dalka Mareykanka Kadib Markii Qof Hubeysan Uu Ugu Galay Macbad ey Ku…!!!!

Waxaa magaalada Pittsburgh ee dalka Mareykanka lagu dilay 11 qof kaddib markii qof hubaysan uu rasaas ku furay macbad Yuhuudda ay ku cibaadeysato oo halkaasi ku yaalla. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen werarkan oo uu ku tilmaamay mid si naxariis darro ah oo aan kala sooc lahayn loo ...

Read More »

WAR CUSUB :- Dowlada Ethiopia Oo Si Rasmi ah u Shaacisay Xiliga Soomaalida iyo Afrikanka Kale ay Dalkaas Gali Karaan Visa La’aanta…!!!!

Dowladda Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay si rasmi ah u bilaabi doonto galista dalkeeda fiiso la’aan. Dowladu waxa ay sheegtay in fursadaasi ay tahay keliya mid ay heli doonaan muwaadiniinta kasoo jeeda Qaarada Africa oo ay ku jiraan Soomaalida. Waxa ay dowladu ku dhawaaqday in si rasmi ah ay u bilaabi doonto 9-ka bisha November ee sanadkan ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Sababta Uu Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Turkiga Ugu Gacan Seeray Shirkii Ka Dhacay Muqdisho Shalay Oo La Ogaaday…!!!!

Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ka baaqday shirkii shalay sabtidii ka dhacay Muqdisho ee ay yeesheen kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka(OIC)  sabab lagu sheegay inuu ka dhiidhiyey warqaddii ay xukuumadda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga ee dilka saxafiga Jamal Khashoggi . Ilo sare oo ka tirsan dowladda Turkiga ayaa  xaqiijiyey  in wasiir Mevlut Cavusoglu uu marka hore aqbalay ka soo qeyb-galka ...

Read More »