Home » WARARKA SOMALIA

WARARKA SOMALIA

WARBIXIN :- 4 Waxyaabood oo Soomaalida Ka Dhaxli Doono Weerarkii ay Al-Shabaab ku Qaadeen DusitD2 Hotel Ee Dalka Kenya….

Ururka Al-Shabaab ayaa asbuucii lasoo dhaafay weerar ku bilowday qarax ku qaaday hotelka DusitD2 kaasoo ku yaal Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Weerarkaas ayaa la aaminsan yahay inay ku dhinteen dad aad u badan oo tiradooda gaarayo illaa 24 qof inkastoo laga yaabo inay dhimashada intaas ka badan tahay Haddaba waxaan warbixintaan idinkugu soo gudbin doonaa  afar qodob oo ...

Read More »

DEG DEG:LIISKA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS

LIISTIGA CUSUB EE XUBNAHA GOLAHA DHEXE EE XDSHS AYAA LAGU SALEEYEY SIDAN HOOS IDINKA MUUQATA OO AH QORSHAHA AHAAN PLAN ( A ) :- 1-Axmed shide—-gure 2-c/fatax macalin—reer sacad/ogaden 3-Guled aw cali—-yabaree 4-Mustafe muxumed cumar——–reer isxaaq/ogaden 5-C/xakiin Cigaal——-ciise 6-Mubashir Dibad——Abaskuul 7-Cabdi bile——Cabdale/ogaden 8-Ayan sheekh——rer Cabdile/ogaden 9-C/nasir maxamed(qiiq)—–digodi 10-Xabiib xaaji——-rer cabdile/ogaden 11-Cabdi maxamed(ugaska)——-gare 12-C/raxman axmed xasan—–reer cabdile/ogaden 13-Zaynab xaji Adan——jaarso 14-Aadan ...

Read More »

WAR CUSUB :- Dowlada Imaaraadka Oo Shaaca Ka Qaaday Goorta Saldhigga Milatari Ee Magaalada Berbera La Furi Doono Iyo Amarka Dowlada Somalia…!!!!

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in uu bartamaha sanadka soo socda ee 2019-ka shaqo billaabi doono Saldhigga Milatari ee ay ka dhiseyo Magaalada Berbera. Wargeyska Bloomberg ayaa oo soo xiganaya saraakiil ka mid ah dowladda Imaaraadka Carabta iyo mas’uuliyiin ka mid ah Maamulka Somaliland ayaa sheegay in saldhigga uu si rasmi ah u shaqo billaabi doono Bisha June ee sanadka ...

Read More »

WAR XASAASI AH :- Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Maaliyadda Fargeeti Oo iska leexiyey Kiisa Fadeexadda NISA ay Furtay Ee Qandaraasyada…!!!!

Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda SoomaaliyaMaxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa sheegay in qandaraaska hore loo bixiyey ee uu ka hadlay wasiirkii hore ee Amniga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed uu ahaa mid hab sax ah loo maray, haddii ay cillado kusoo baxeena ay yihiin kuwo isaga ku cusub.   Hay’adda NISA ayaa sheegtay dhowaan inay hakisay qandaraaska oo uu bixiyey ...

Read More »

Madaxweye Recep Tayyip Ergodan “Waa in La Sheegaa Cidda Uu Ka Soo Fulay Amarka ah in La Dilo Wariye Jamaal Khaashogji Sababtoo ah”….!!!!

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka codsaday dacwad oogaha guud ee Sucuudiga inuu baaritan ku sameeyo ciddii uu kasoo fulay amarka ah in la dilo weriye Jamaal Kaashogji.   Erdogan wuxuu sheegay in dacwad oogaha Sucuudiga laga doonayo inuu shaaca ka qaado ciddii soo dirtay 15-ka qof ee lagu tuhunsan yahay inay Jamaal Khaashogji ku dileen gudaha qunsuliyadda Sucuudiga ...

Read More »

XOGTA QARSOON :- Mareykanka Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia ( Musharaxee Ayey Taageerayaan…!!!!

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, ee la filayo inay Baydhabo ka dhacdo 17-ka bishan.   Qoraal kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Washington ay soo dhoweeneyso aasaaska Guddiga Doorashada ee Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo xulashada kooxda hogaamineysa.   “Waxaan rajeyneynaa in November 17 ay dhacdo ...

Read More »

WAR XASAASI AH :- Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Cameey Oo Ka Hor-yimid Go’aanadii C/Wali Gaas Ee Shirka Garoowe….!!!!

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka Hadlay khilaafka u Dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, isagoo ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee shirkii Garowe.   C/xakiin Camey ayaa madaxda maamul Goboleedyada dusha u saray inay sabab u yihiin khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka, isagoo sheegay in wixii ka soo baxay Shirkii Garowe uu ahaa ...

Read More »

WAR CUSUB :- Al-Shabaabka Ka Somalia Oo isugu Yeeray Beelaha Daga Gobolka Jubbada Dhexe Kuna Amray Dalab Culus Oo eysan Awoodi Kadib Markii….!!!!

Maleeshiya ururka Al-Shabaab ayaa deegaanada Jubbada Dhexe ka billaabay tallaabooyin ay isugu yeerayaan qabaa’ilka, ayaga oo hor-dhigaya dalabyo culus, oo beelaha ay aad u dhibsadeen.   Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Al-Shabaab ay ku amreen in Qabiil Qabiil ay dadku isku qaybiyaan ka dibna ay keenaan Hanti waxa ay heestaan.   “Qabiil kasta ...

Read More »

WAR HADA SOO DHACAY :- Mustaqbalka Siyaasadeed Ee Madax Weyne Xaaf Oo Mugdi Galay iyo Dowladda Soomaaliya Oo la Heshay Dhabarjabin Culus…!!!!

Shalay gelinkii damabe ayuu maalmo kadib dib ugu laabtay Magalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaana uu ugu baaqay Shacabka Dhuusamareeb inay u diyaar garoobaan Shirweynaha Qaran ee ka dhacaya Magaaladaas.   Hayeeshee iyada oo taasi ay jirto ayaa waxaa xalay war-Saxaafadeed soo saaray Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug  Maxamed Shaakir Cali Xasan, wuxuuna ku sheegay in ay Aqoonsan ...

Read More »

XOG CULUS :- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Kashifay inta Bil Ee Qaar Ka Mida Shaqaalaha Dowlada Somalia Yihiin Mushahar la’aan…!!!!

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan shaqaale ka tirsan dowlada oo aan qaadan wax mushaar ah.   Wasiir Cawad, ayaa sheegay in shaqaalaha aan qaadan mushaarka ay kamid yihiin kuwa ka howlgala safaaradaha Somalia ay ku leedahay caalamka qaarkood.   Waxa uu Wasiir Cawad tilmaamay in mudada ay ogyihiin ilaa ...

Read More »