Home » WARARKA SOMALIA (page 55)

WARARKA SOMALIA

Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Markii Ugu Horeysay Shaqo Bilowday Xili Habeen ah Kadib Amarkii Ka Soo Baxay…

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyso xilli habeen ah ka dib markii dhawaan uu Madaxweyne Farmaajo amray in si deg deg ah dekedda Habeenkii looga shaqeysiiyo. Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay la socdeen xubno ka tirsan golaha wasiirada, saraakiisha amaanka kormeeray caawa dekeda. Waxay u kuur galeen sida howlaha ...

Read More »

Daawo Sawirro :- Mid ka Mid ah Jidadka Ugu Burburka Badan Magaalada Muqdisho oo Dib Loo Dhisayo Kadib Markii.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed sida ay uga go’an tahay ka qayb galka dadaallada isku tashiga ah ee lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in shacbka Soomaaliyeed iyo Dawladda Federaalka ah ay hor yaallaan qorsheyaal muhiim ah oo ...

Read More »