Home » CAYAARAHA SOMALIA » Kooxdaha Heegan FC Vs SDCSA Kulan Cayaareed Saaxiibtinimo Waqti Badana La Sugaayey Oo Galabta Ka Dhici Doono Garoonka Koonis.

Kooxdaha Heegan FC Vs SDCSA Kulan Cayaareed Saaxiibtinimo Waqti Badana La Sugaayey Oo Galabta Ka Dhici Doono Garoonka Koonis.

Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici doono garoonka Banadir Stadium kaa oo u dhaxeeya Kooxda Qurbo Joogta Soomaalida iyo Heegan Fc, cayaartan ayaa ah mid Saaxiibtinimo.

Kooxda Qurbo Joogta Somalia ayaa kulankoodii labaad galabta cayaari doonta iyado ay xusid mudan tahay in laga soo adkaaday kulankoodii koowad ay la dheeleyn Naadiga Elman.

Cayaartoyda waxey ka kala yimaadeyn Yurub iyo waqooyiga Ameerik,iyago kulamo saaxiibtinimo la qaadanaya kooxaha u diiwan gashay xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.

Naadiga Heegan ayaa diyaar garow ugu jirta horyaalka Somali Premier League xili kulankan uu u yahay tijaabo kale oo hor leh.

Ogeyiis Ciyaarta:

Tartanka: friendly matches

Kooxaha: Heegan Fc Vs SDCSA

Garoonka: Koonis

Saacada: 3:30

W/Q: cabdifitaax nani

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*