Home » CAYAARAHA SOMALIA » Kulamada Galabta La Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Kulamada Galabta La Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag.

ciyaarahaan  ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho.

Garoonka Jaamacadaha waxaa isku fara saari doona  dharkenley  iyo yaaqshid

,halka Banaadir ay isku fara saari doonaan

hodan iyo  xamar ja jab  ayaa ku cayaraya garoonka koonis stadium deg c/casiis

Koobkan waxaa difaacaneysa Waabari  oo sanadkii ugu dambeeyay ka qaaday dhigeeda Hodan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*