Home » CAYAARAHA CAALAMKA » WAR CUSUB :- Xulka Ciyaartooyda Degmada Waaberi Oo Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmoyinka Gobolka Banaadir Iyo Dabaal dagyo Ka Socda Dagmada iyo Magaalada Gudaheeda.

WAR CUSUB :- Xulka Ciyaartooyda Degmada Waaberi Oo Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmoyinka Gobolka Banaadir Iyo Dabaal dagyo Ka Socda Dagmada iyo Magaalada Gudaheeda.

Xulka degmada Waaberi ayaa ku guuleystey tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir kadib markii 1-0 ugaga badisay xulka degmada Shibis ciyaartii kama dambaysta ahayd ee tartankan.

Ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka banadir oo xilli habeenimo la qabtay ayaa waxaa daawashadeeda ka qeybgalay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madax ka tirsan dowlada Federalka.

Waxaa goordhow la soo gabagabeeyay ciyaarta waxaana socda fantasiyaha iyo dabaaldegga taageerayaasha degmada Waaberi.

Kala soco dhowaan Shabakada Raaso24.com Faahfaahino Dheeraad ah iyo Sawiro Qurxoon Oo Ku Saabsan Ciyaarta Caawa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*