Home » WARARKA SOMALIA » XOGA QARSOON :- Weerarkii Muqdisho Lagu Qaaday, Masar, Sacuudiga & Imaaraadka Oo Qorshe u Degay D/Farmajo, Xasan Sheikh & Indha Cadde oo…

XOGA QARSOON :- Weerarkii Muqdisho Lagu Qaaday, Masar, Sacuudiga & Imaaraadka Oo Qorshe u Degay D/Farmajo, Xasan Sheikh & Indha Cadde oo…

Kulanti Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Wararka Ee Raaso24.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay Ee Soomaaliya.

Qodobada Ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga oo Qaab Cusub kula dagaalamaya DFS, Go’aanka MD Farmaajo ee MASAR ay ku dooneyso dhex dhexaadinta Somalia iyo Imaaraadka.

Hogaamiyaha Shabaab oo Muqdisho lagu daaweeyay, Xasan Sh Maxamuud oo olole xoogan ka wada Muqdisho iyo Xog lama filaan ah oo laga helay qaraxii ugu dambeeyay ee Muqdisho.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKAAS OO DHAMEESTIRAN :-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*